Uur

16 Naturelles 2

Kala fogeenta carurta dhalis ka dib

Kadib markii aad canug dhashid (xubin taran ahaan ama qaliin ahaan), ugbaxa ayaa dhacayo ka hor caadada ugu horeyso aad yeelatay kadib dhalmadaada. Sidaas darteed waa suurtogal in uur la qaado markale ka hor intaadan helin caadadaada koowaad. Uurka wuxuu ka dhici karaa laga bilaabo lix isbuuc kadib markii aad dhashid, xittaa haddii aad naasnuujineysid.

Warbixin badan
22 Allaitement

Uurka, Dhalashada ilmaha iyo Naasnuujinta

Tan waa meesha aad ka heleysid warbixinta la xiriirto uurka iyo muddada canuga markuu dhasho kadib. Tusaale ahaan, arimaha maamulka, galmada, dhalashada, ka hortaga uurka iyo wax badan.

Warbixin badan
20 Q admins

Su’aalaha Uurka iyo Maamulka

Macluumaadka ku saabsan maaliyada, sharciga iyo xaalada bulshadda.

Warbixin badan
21 Sexucontra

Uurka, Galmada iyo Ka hortagga uurka

Macluumaadka ku saabsan su’aasha u saabsan galmadda muddada uurka iyo dhalashada ilmaha ka dib siiba ta ku saabsan ka hortagga uurka.

Warbixin badan
24 IG

Uur la joojiyi War helid iyo xaruunta talo bixinta

Uuurka aan la qorsheynin wuxuu kicin karaa dhibaato ama wuxuu keeni karaa su’aalaha qaar ee muhiimka ah. Kaliya dadkaas ku lugleh ayaa dhihi karo wax uurka ka yahay xaalkooda hadda.

Warbixin badan

Haddii aad Suáal qabtid?

Dhaqaatiirta xarunta adeega caafimaadka galmada ayaa kaaga jawaabeyso su’aalahaaga si qarsoodi ah. Waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan helida qaabka ugu fiican ee loola macaamilo xaalkaaga.

Warbixin badan