Warbixinta caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan caafimaadka galmada Jirooyinka laga qaadgalmada

Jirooyinka laga qaadgalmada

Muxuu yahay?

Information: Diese Seite wird in Kürze überarbeitet.

Waa cuduro laga qaado isu taga(siilka, afka, dabada). qaarkood ayaga kamid ah waxaa la isaga gudbinkraa

  • Dhiig qaadita
  • Dhunkashada,istaabashada
  • Hooyada waxay ugudbinkartaa cunugeeda inta ay uurka leedahay, marka aydhasho ama inta aynaaska siineyso.

Koontorool samee markasta,jirooyinka qaarkood waa la iska daaweeynkaraa. Hadii aadan iskadaaweeyn dhib ayuu keenikaraa oo aad qatar u ah sida (kansarka iyo aydhiska).

Muxuu yahay infakshinkaas ?

  • Waa jeermis qatar ah oo noocyo kala duwan leh, hoos ayuu naagaha kaga dhacaa.
  • Sida waxaa jira nabro yar yar oo hoosta kasoo baxo.
  • Cagaarshoowga oo isna ukala baxo dhowrnooc oo kala duwan.
  • Infakshinadaasi qaar waa fudud yihiin qaarkalana waa qatar.

Calaamadaha aadan iska fududeysankarin

  • Nabaro, kiish xametiyad, nabaro kasoobaxo qebta hoose ee dumarka, ama dabada.
  • Cuncun, maqaarka oo hoolmo, gudduud, gubnood oo qaybta hoose ee naagaha.
  • Dheecaan hoos ah aan caadi aheyn, ureh.
  • Kaadida oo kugubto. Dhiig bax aan caadi aheyn, xitaa waxyar aan caadi ahayn.(marka laga reebo dhiiga caadada).
  • Xanuun kaa qabtomindhicirka (kasoo ahey kan kuqabto xiliga caadada).
  • Xanuun ama kuleel kuqabto marka aad falsameeyneysid.
  • qandho, daal, dheebshiidka oo kaawareero.
  • Qanjirada oo kugaduuto.

Raga iyo dumarka calaamadahaas lasoo sheegay qaarkood ma arkaan way qarsoonyihiin ama maj iraan.

Sidee aad isku badbaadin kartaa?

... La cala hadii aad iska badashid lamaanahaaga.
... Hadii aad lamaanayaal badan leedahay ama wax kuu go an aadan laheen hadii aad xiriir toos ah aadanlaheen.
... Taasi waxay markasta lagama maar maan ah inaad isticmaashid salbatiibada Naagaha.

Koontorool samee hadii aad qatar gashid ama aad calaamadaha infakshinka isku aragtid. marnaba ha sugin inta ay qatarta imaaneyso.

  • Qaabka ugu wanaagsan ee looga illaaliyo nafsadaada HIV ama caabuqyada kale ee galmada laga qaado waa ku dhaqmida galmo badbaado ah:
    1. Marwalba isticmaal kondhom, ragga ama dumarka, oo galmada siilka (galmada siilka ama futada).
    2. Wixii tallo dheeraad ah ee galmada shaqsiga, samey hubinta galmada badbaadada ah ee lovelife.ch
  • Istalaal haddii ay fursada kusoo marto (cagaarshowga, kansarka minka gala).

  • Koontorooladaas waxaa lagu sameeynkaraa dhiig qaadis ama (kaadi qaadis,minka afkiisa oo dheecaan laga sooqaado, siilka oo dheecaan laga soo qaado) ama baaris kale oo dhaqtarka dumarka sameeyo.

Faalo quseeyso dumarka:
Baaritaankan ma aha kan sanad la ha hadaba usheeg dhaqtarkaaga qeybta dumarka hadii aad iska shakidid !

Sidee looga hortagi karaa saan la isugu daaran?

Hadii uu dhaqtarkaaga kugu soo sheego mid kamid ah noocyadaas infakshinka isla markiiba u sheeg lamaanahaaga si asagan loodaaweeyo hadii laga helo infakshinkaas.
Wax galmo ahna hasameeyn inta aydaawada kuusocoto.

2018, SANTÉ SEXUELLE SUISSE, Fondation suisse pour la santé sexuelle et reproductive; ALECSS Association suisse latine des spécialistes en santé sexuelle, Éducation – Formation – Conseil; faseg, Fachverband sexuelle Gesundheit in Beratung und Bildung

Waxaa malgeliyey migesplus
www.migesplus.ch – Ogeysisyo ku sabsan xaga Cafimaadka oo Luqado kala duwan ku soo baxa

Warbixin kale oo ku saabsan Mowduuca

Dajiso warbixinteena

Haddii aad Suáal qabtid?

Dhaqaatiirta xarunta adeega caafimaadka galmada ayaa kaaga jawaabeyso su’aalahaaga si qarsoodi ah. Waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan helida qaabka ugu fiican ee loola macaamilo xaalkaaga.

Warbixin badan