Home hero

Sex and Facts

Sexandfacts.ch waxay bixisaa warbixinta ugu dambeyso oo caafimaadka wanaagsan oo luuqado badan oo arimaha caafimaadka galmada kala duwan. Tallo gaar ah, qarsoodi ah waxaa laga helayaa dhaqtarkaaga ama xarumaha adeega caafimaadka galmada.

Warbixin badan.

Informations

Warbixinta

Warbixinta caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan caafimaadka galmada

Conseils 1

Tallada

Tallada ka timid xarumaha adeega caafimaadka galmada

Wax badan ka ogow!

Tan waa meesha aad ka heleysid warbixinta ugu dambeyso oo caafimaadka wanaagsan ee ku saabsan xubnaha taranka, ka hortaga uurka hoormoonka ama aan hoormoonka aheyn, uurka iyo joojinta uurka (ka soo xaaqida) iyo caabuqyada galmada laga qaado (STI).

Dajiso warbixinteena

Warbixin sharaxan oo 11 luuqadood ah waxaa si toos ah looga helayaa websaydka oo waxaa sidoo kale loo dajisan karaa PDF.

Haddii aad Suáal qabtid?

Dhaqaatiirta xarunta adeega caafimaadka galmada ayaa kaaga jawaabeyso su’aalahaaga si qarsoodi ah. Waxay halkaas u joogaan inay kaa caawiyaan helida qaabka ugu fiican ee loola macaamilo xaalkaaga.

Warbixin badan